Arrintan ayaa ka dambeysay xarig iyo cagajugley hareysay ergada iyo odayaasha dirta Waqooyi oo dhalisay xaalad adag oo ay ku diideen in doorashada lagu qabto xarunta Gaadiidka Booliska oo ah goobta dowladda Soomaaliya u qoondeysay inay doorashada Muqdisho ka dhacdo.
Qoraal ay soo saareen 13 oday dhaqameed oo ah kuwa beelaha Waqooyi ugu jira Odayaasha 135-da Oday ee Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay inay jiraan xaalado amni, handadaad iyo cagajugelyn, waxayna codsadeen si doorashada ugu dhacdo qaab nabdoon in loo wareejiyo aagga Xalane ee UN-ka.


C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![dhaqnka2[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/12/dhaqnka21-300x169.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay