Cali Maxamed Warancade la taliyaha oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo u magacaabay la taliyihiisa gaarka ah ayaa ka Hadley xilka uu madaxweynuhu u magacaabay
Cali Maxamed Waran-cade isaga oo aan wali cadeyn inuu ku qanacsan yahay shakina galiyay waxanu yidhi “waxaan qabaa uun dareen ah inay malaha meel sare uun, hase ahaate wadanka Madaxweynaa jooge anigu meesha ay ii wadaan maan garan, mar hadaan la taliyihiisi ahey meesha meeshaa ka sareysa ee ay igu wadaan maangaran, waana arin dhinaca wanaagsan uun aan ka eegi karo, ahna xilku cusub saxada siyaasada waanan la qaatay Madaxweynaha Somaliland waanan qaatay xilkaasi uu ii magacaabay Madaxweynuhu”.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay