12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudiga doorashada oo shaaciyay xilliga iyo goobta lagu qabanayo doorashada aqalka sare ee gobolada Woqooyi

Guddiga Doorashada Aqalka sare ee maamulka Somaliland ayaa sheegay in maalinta berito ah la qaban dooni doorashada aqalka sare ee dadka ka soo jeeda waqooyi.

Guddiga waxay sheegeen in goobta lagu qabanyo doorashada la diyaariyay,islamarkaana la adkeeyay amaanka ergada iyo musharaxiinta ka qeyb galeysa doorashada.

Magaalada Muqdisho shalay waxaa lagu doortay xubnaha aqalka hoose oo dadkii ku soo baxay ay ugu caansanaayeen Ra’iisal wasaare ku-xigeenka xukuumadda Soomaaliya Max’ed Cumar Carte iyo Wasiirkii hore ee arimaha dibada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS