November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Nin markuu cunayo qaadka laga yaabay mirqaankiisa oo Muqdisho ku nool

Mayoow Cali Ibraahim oo ku nool magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu ku qayilo markuu jaadka cunayo shidaal , nafto ah , basbaas shidni ah iyo waliba xawaaji uu ku cuno jaadka. Mayow ayaa sheegay inuu shidaalka siiba naftada markuu ku cuno qaadka uu ka helo marqaan xad dhaaf ah oo heer sare ah.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS