20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

War deg dega: argagixisadii ka dagaalamayay XALAB ee Sucuudiga iyo Turkigu taageersanaa oo is dhiibey

Dawlada Siiriya ayaa gebi ahaanba burburisey argagixisadii ka dagaalamaysay magaalada XALAB ee Siiriya halkaana ku soo afjartey dagaalkii magaalada. Dadka magaalada ayaa manta u dabaaldegay nabad ku soo noqotey magaalada.

Argagixisada oo huwan dharka madow ee dumarka afkana xirtey ayaa loo diidey in ay dadka dhex galaan.

Guusha XALAB ayaa keenaysa in dadka noloshu u soo noqotey iyagoo ku ciyaaray nolol heersare oo ay haysteen hadase ogaadey gacan ku dhiigle Salmaanka Sucuudiga iyo Erdogan in ay guri iyo nolol u hayn.#

Xaab xaabkii u dambeeya ee argagixisdada AKhwaan Muslimiin iyo Salafiyiinta Sucuudiga iyo Nusra oo Yuhuudu taageerto ayaa raba luuq ay kaga cararaan magaalada.

Magaalada ayaa caawa lagu seexanayaa nabad.

Hoos ka daawo firxad argagixisada iyo hogaga ay qoteen iyo hub Turkigu siiyay

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS