Washington–Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka John Biden ayaa furay shirweyne looga hadlayo sidii looga hortagi lahaa argagixisada oo hadda dadkii nolol ku gubeysa iyadoo maanta la sheegay in ay 45 qof nolosha ku gubeen dalka Ciraaq.
Madaxweyne ku xigeenka oo furay shirka ayaa u sheegay dawladaha qar in ay bulsho dareento in ay ka mid tahay nidaamka jira si loo yareeyo ayuu yiri xagjiriinta.
Wuxuu tusaale u soo qaatay magaalooyinka Maraykanka sida Minneapolis oo ay degan yihiin Somalida ugu badan oo uu sheegay in ay la dagaalameen argagixisada gudaha.
Shirka waxa ku soo biiriya ilaa 60 wadan oo Khamiista la isugu imanayo ayna ku jiraan wadamo badan oo argagixisada Daacish ku faaftey.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![_81075298_025919998-1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/02/81075298_025919998-11.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay