November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Fanaaniinta gobolka Awdal oo sheegay in wax la,aan ka taagan yihiin lacagaha Siilaanyo bixiyo+MUUQAAL

WP_20150220_013Borama–Fanaaniinta gobolka Awdal ayaa u cawday Siilaanyo kana cawday in mashaariicaha la bixiyo iyagu ka aradan yihiin. Fanaaniinta gobolka Awdal ayaa muuqan mana jiraan hawlo wacyigelin oo ay wadaan ama laga daawado degmada Boorama oo ay ahayd hooyadii fanka Somaliyeed.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS