Magaalada Muqdisho Waxaa Maanta dib uga Bilaabatay Doorashada Xubnaha Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Dalka gaar ahaan Deegaanada Soomaaliland.
Waxaa gacanta iskula tagay Qaar ka mid ah Ergo ku sugneyd Xarunta ay ka socoto Doorashada,waxaana Ergada Gacanta iskula tagtay ay yihiin Ergada Musharraxiinta kala ah, Qadro Axmed Ibraahim, Guuleed Ceydurus Cige, Canab Xasan Kaahin iyo Shugri Cabdi Yuusuf,
Musharraxiinta ayaa ku tartamaya Hal kursi iyadoona Buuq iyo sawaxan uu ka dhashay taas oo ugu dambeyntii in leys feero ay ka dhalatay.
Ciidamada Dowlada ayaa soo kala dhex galay Ergada isku feertay Xarunta Gaadiidka Booliska ee ay ka socoto Doorashada Xubnaha ka soo jeeda Gobolada Waqooyi Ee Soomaaliya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay