Majaajilastaha Soomaliyeed ee lagu magacaabo Cabdi Muriidi Dheere [Ajakis] oo shalay soo gaadhay Magaalada Hargeysa ayaa magaalada markiiba loo sheegtay laguna joojiyay garoonka Hargeysa.
Ajaakis ayaa ugu dambayn xabsiga loo taxaabay isla markaana habeenkii xalay ahaa u hoyday Saldhig ku yaala gudaha Magaalada Hargeysa,
Majaajilayste Cabdi Muriidi Dheere [Ajakis] ayaan maamulka beesha dhexe isla saaka ka mastaafurisay Magaalada Hargeysa oo loo sheegtay.
Majaajilaystaha oo ka dib markii uu ka degay Madaarka Aadan cade ee Magalada Muqdisho warbaahinta la hadlay waxa uu sheegay in six un loola dhaqmay isla markaana uu garaacis ku sameeyey maamulaha garoonka beesha dhexe ee Hargeysa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay