November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweynaha Migsiko oo ka cadhoodey Trump baajiyayna kulan uu la yeelan lahaa

Madaxweynaha Migsiko ayaa baajiyay kulan uu la yeelan lahaa Trump usbuuca soo socda. Siyaasada Maraykanka ayaa xumaatey martkii Trump xukunka qabsaday.



Trump ayaa sheegay in Migsiko bixin doonto derbi uu ka dhisayo xadka ay labada wadan wadaagaan waxayna ka mid ahayd balanqaadyada uu beenta ugu sheegay dadka.



Barlamaanka Maraykanka ayaa fasaxay lacagta ku baxaysa oo lagu qiyaasay 15 bilyan oo doolar. Madaxweynaha mIgsiko ayaa sheegay in ay Migsiko bixin shilin, waxana la sugayaa in Trump xoog kaga qaado lacagta.



Waa madaxweynihii ugu horeeyay ee joojiya kulan uu la yeelan lahaa Trump.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS