November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Garabkii ururka Sonyo oo ka tanaasulay sheegashadii hogaanka ururka iyo Siyaad Cumar oo Wabar ka hadlay+MUUQAAL

WP_20150222_005Hargeysa–Garabka ururka Sonyo oo ka tanaasulay sheegashadii hogaanka ururka oo hadda uu madax u yahay Siyaad oo ka soo jeeda gobolka AWdal oo xafladan fariin aan loo baahneyn u diray Suldaan Wabar. Xaflad xalay ay ku qabteen Hargeysa ayaa lagu sheegay in lagu samirsiiyay qasnajiga ururka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS