November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Musharixiinta madaxweynaha Somaliya ee ilaa hadda isdiiwaangeliyay

Waxa isa soo taraya tirade musharixiinta ee ilaa hadda isdiiwaangeliyay ee bixiyay lacagta 30-kun ee doolaar. Waxaa lagu wadaa in doorashadu dhacdo bisha soo socota sideedeeda.



Tartanka madaxweynaha Soomaaliya oo hore loo filayay inay 40 musharax isu soo taagaan ayaa hadda u muuqda inuu ku soo koobmi doono wax aan gaarayn labaatan.

Maalinta beri ee 29 Janaayo ayaa ah maalinta ugu danbeysa ee diiwaangelinta musharixiinta madaxweynaha.

Magacyada Musharixiinta Madaxweyne ee Iswiiwaan galiyay



1-Sheekh Shariif Sheekh Axmed
2-C/qaadir Cosoble Cali
3-C/rashiid Cali Sharmaake
4-Maxamuud Maxamed Culusow
5-Bashiir Raage Shiiraar
6-Maxamuud Axmed Nuur”Tarsan”
7-Maxamed Cali Ameeriko
8-Cabdi Naasir Maxamed Cabdulle

9-Maxamed Cabdullahui Farmaajo

10-C/raxmaan Cabdshakuur Warsame

11-Jibriil Ibrahim Cabdulle

12-Cali Xaaji Warsame

13-Siciid Cabdullahi Diini

14-C/raxmaan Maxamed Maxamuud (fAROOLE)

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS