Wararka ka imaanaya Garoowe ayaa sheegaya in askari ilaalo u ahaa madaxweynaha Puntland uu geeriyooday. Wararka ayaa sheegaya in uu ka dhacay gaadhi.
Arintan ayaa fadeexad weyn ku ah C/welli Gaas oo ahayd in uu daryeelo askartiisa uuna ogaado goobta ay khatar ku geli karaan iyo goobaha kale.
Geerida Askarigan ilaalada u ahaa C/wali Gaas ayaa waxaa ay timid kaddib markii uu ka faniinay “ka dhacay”Gaari uu saarnaa oo ka mid ahaa Kolonyo la socotay Madaxweynaha kuwaas oo ku socdaalayay Wadad u dhaxeysa Degmooyinka Qardho iyo Bandar-beyle.
Sidoo kale wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in Askari kale uu soo gaaray dhaawac culus kaas oo isna ka faniinay gaariga kaas oo u socday si xowli ah.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay