November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xildhibaanada barlamaanka oo jilbaha laabtey iyadoo galay ololihii ugu weynaa

Waxa xoog u bilaabmey ololaha doorashada oo ay ka xigto maalin marka laga reebo berito. Xildhibaanada barlamaanka ayaa jilbaha laabtey iyagoo lacago dheeraada iyo balan qaadyo ka sugaya musharixiinta.



Waxa durba tanaasulay musharixiin ay isku jufo yihiin musharixiinta sida Sheekh Shariif. Musharixiinta aan rajada lahayn sida Faroole ayaa u eg in uu tanaasulayo.



Xildhibaanada barlamaanka oo iskood u shaqaysta ayaa ah maalin ay aad u faraxsan yihiin.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS