09/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Araabinews oo la jabsaday

Waxa xalay la jabsaday warbaahinta caalamiga ah ee Araabinews iyadoo aan la garanayn sababta loo jabsaday. Kooxda jabsatey ayaa ahayd koox Kurdiyiina.

Lama garan karo ujeedada ay ka lahaayeen iyo in ay nagu qaldeen qolooyin ay is eryanayaan. Maaha markii ugu horeysay ee la jabsado ARAABINEWS.



Waxase guula in lagu guuleystay in laga xidho iyadoo ay socoto baadhitaan. Waxa jira kooxo badan oo inta isku muujiya in ay jabsadaan warbaahinada caalamiga ah.

ARAABINEWS