November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xaflad xilwareejin oo loo kala sameeyay xoghayaha cusub iyo kii hore oo ka dhacday Boorama iyo mishahar aan la bixin+MUUQAAL

WP_20150223_002Boorama–Xaflad xilwareejin oo loo kala sameeyay xoghayaha cusub ee Boorama iyo kii hore ayaa isku bedeshay meel cabashada iyo ila shaqeeya laysku waydaarsado. Lama garan karo dadka intaa leeg ee isku yimi waxa uu u soo kordhin karo xoghaye cusub.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS