20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Salaadiinta gobolka Awdal oo diidey saldhiga Imaaraadku ka rabo Berbera

Salaadiinta gobolka Awdal oo diidey saldhiga Imaaraadku ka rabo Berbera si uu uga weeraro dalka fiqiirka ee Yaman. Xerta Silaanyo ayaa raba in at ku dhifato shilmaad.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS