Kadib doorasho ka dhacday dalkaasi Swizerland ayaa looga adkaaday xisbiga xagjirka ah ee dalkaasi qodobo adkeynaya dhalashada dalkaasi oo hadda ah dalka ugu adag.
Dadka dalkaasi ayaa u codeeyay in dadka ku dhashay dalkaasi laga yareeyo suaalaha dhalashada iyo imtixaanada la galo. Dadka ka faalooda arimaha ayaa sheegaya in ay u faaiido tahay dadka ka soo jeeda Talyaaniga.
Sharciga cusub ayaa dhigaya in dadka ku dhashay dalkaasi aan la waydiin karo suaalo badan markay dalbanayaan dhalashada.
Ururka xagjirka ah ayaa iyagu sheegay in talaabadani siinayso Muslimiin badan xaqa ay ku qaataan dhalashada.
Dhalashada Swizerland ayaa la sugaa ugu yaraan 12 sanno taas oo aad marayso talaabooyin kale oo adag.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay