November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wasiirada Siilaanyo oo dalxiis ay u noqotey garoonka Boorama oo muhiim u ahayn xagooda

Waxa markale booqdey garoonka diyaaradaha ee Boorama wasiirka duulista maamulka Siilaanyo iyadoo gacanyaraha Siilaanyo ee maamula maamulka Siilaanyo hore u sheegay in ka Burco muhiim yahay.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS