10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suldaanada reer Nuur (Samaroon) oo iska fogeeyay suldaan Saleebaan oo Muuse Biixi taageeray

Suldaanada beesha reer Nuur (Samaroon) ayaa iska fogeeyay suldaan Saleebaan oo Muuse Biixi taageeray sheegayna in ay u yimaadeen 21 uu abti u yahay.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS