10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Doorashada Galmudug oo war laga soo saaray

Gudoomiyaha ku xigeenka koowaad ee barlamanka Galmuudg Xareed Cali Xareed oo shir ku doon ka ahaa kulamadii barkalanku ay sheegeen inay xilka uga qaadeen Madaxweyne guuleed ayaa ha dalday waxa dib u dhigay doorashadii ay horay u shaaciyeen inay maanta qabsoomeyso.

Waxaa uu sheegay Gudoomiye Xareeb in doorashadii maanta loo balansanaa aysan qabsoomin sababo uusan sheegin balse saacadaha soo aadan gudiga u xilsaaran doorashada madaxweynaha Galmudug ay go’aan ka gaari doonaan xiliga ay dhaceyso.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS