November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Shirkad ku sheegii Shiinaha ahayd oo ka baxdey buuraha Siimoodi markey macdan ku filan dhoofsatey

Shirkad ku sheegii Shiinaha ahayd oo ka baxdey buuraha Siimoodi ee gobolka Awdal markey macdan ku filan ka dhoofsatey gobolka, dadkii sumeysay ceelashii ay ka cabi jireen. Macdanta ayaa kutlad kutlad loo qaadayay taas oo ka dhigeysa in ay qaadatey in ku filan.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS