11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Banaanbax ka dhacay Koofur Afrika oo Somalidu waxyar kaga fakadeen dadkii waday+MUUQAAL

WP_20150226_003Dalkaasi Koofur Afrika waxa ka dhacay banaanbax xoogan oo lagu diidanaa siyaasiyiin iyo dadka ajaanibta ah. Goobta lagu dhigayay banaanaxa ayaa waxa tukaamo ku lahaa Somalida inkastoo Somalidu markiiba hore ka xidhatay tukaamadeeda.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS