Hargeysa–Wadahadalo la filayay in uu manta ka furmo dalkaasi Turkiga oo u dhaxayn lahaa wakiilada Xasan Sheekh iyo kuwa Siilaanyo ayaa la sheegay in ay baaqdeen sababo aan wali la shaacin. Wakiilada Siilaanyo ayaa iyagu diyaara mase jiraan dhinaca Xasan Sheekh in ay hawlaha isku dubarideen.
Xasan Sheekh ayaa Khaatumo State la shiray inkastoo dad badani qabaan in Xasan Sheekh aanu dhegeysanayn Prof Cali Khaliif oo hore waano ugala daalay.
Maamulka Siilaanyo ayaa wararku sheegayaan in ay sheegteen in shirku dhaco bisha kowdeeda inkastoo aan la xaqiijin dhinaca Xasan Sheekh.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay