November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Jaamacadii shanaad oo internet-ka laga baran doono oo Boorama lagu daahfuray+MUUQAAL

WP_20150226_006Boorama–Jaamacadii Shanaad oo cilmigeeda laga baran doono internet-ka ayaa Boorama laga daahfuray waxana sidii caadiga ahayd ka hadlay qaar ka tirsan hogaanada kala duwan ee magaalada. Hogaanka jaamacadan ayaa dadka u soo bandhigey in ay wax ku yeeshaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS