Itoobiya ayaa safiir cusub u soo magacowdey Somaliya ayadoo sheegtay in safiirkii hore uu ka dhamaadey xilligiisii. Warkan ayaa imanaya yadoo dawlad cusub ka dhalatey dalka lana filayo isbedel weyn.
Safgiirkan cusub ayaa lagu magacaabaa Jamaaludiin Mustafe wuxuuna hore u ahaa safiir ku xigeenka safaarada u qaabilsan arimaha Somaliya, wuxuuna shaqadan kala wareegayaa C/casiis Amed Cumar.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay