Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa hadana markale saxiixay heshiis labadaba ku hayay dhaqaale xumo kadib markii ay xirneyd wado muhiima u ah dhaqaalaha labada maamul e colka ah.
Xanibaadaas ayaa dhaqaale xumo iyo sixir barar ku keenay labada dhinac ee magaalada. Inkastoo wadooyinku ku xirmeen dagaaladii jufeysnaa ee u dhexeeyay labada maamul hadana waxa jirey caqabado kale.
Dadka ku nool labada dhinac ee magaalada ayaa soo dhaweeyay heshiiskan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay