Maraykanka oo ciidankiisa ku daray kuwa Kurdiyiinta ee argagixisada ka xoreynaya RAQA xilli Daacish baxsad ku soo wada galeen gobolka Raqa.
Maraykanka ayaa taageersan argagixisada Daacish ee Siiriya ka dagaalanta laakiin neceb kuwa Ciraaq jooga. Dawlada Siiriya ayaan ogoleyn in cadowgeedu gudaha u soo galo dalkeeda.
Taageerada Maraykanka ee Daacish ayaa keentay in kooxdu qabsato dhul aad u farabadan oo ka tirsan Siiriya iyo Ciraaq inkastoo hadda laga soo gaAdhey waabase xilli dadkii reer Siiriya ay qixiyeen.
Maraykanka ayaa ciidamo ka joogaan deegaanada RAQA waxayna gawaadhi kala dhex dhigeen ciidamada akhwaan Muslimiinta uu taageero Turkigu iyo kuwa carabta iyo Kurdiyiinta.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS




Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay