30/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Musharax Maxamed Cali oo ka farxiyay dhalinyarta ciyaaraha degmada Dilla ee gobolka Awdal

Musharax ku xigeenka xisbiga Wadani Maxamed Cali ayaa ka farxiyay dhalinyarta ciyaaraha degmada Dilla ee gobolka Awdal. Waa markii ugu horeysay oo dhalinyartu helaan adeeg sidan oo kale ah.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS