30/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gobolkii Togdheer oo dadku ahaayeen xoolo dhaqato way dhamaanayaan: gudoomiyaha Togdheer

Gobolkii Togdheer oo dadku ahaayeen xoolo dhaqato way dhamaanayaan waxa sidaas yiri gudoomiyaha xisbiga Wadani ee Togdheer oo eedeeyay maamulka hurtda ee Siilaanyo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS