Ciidan beeleed isku dayay in ay xirtaan qayb ka mida magaalada Muqdisho oo laga dareeriyay. Ciidankan beeleed ayaa ku xiran siyaasiyiinta Muqdisho ee raba in at fashilanto dawlada Farmaajo ee aan welli dhalan.
Ciidanka qaar ayaa u dhaqaaqay dhanka xaafadda Buulo Xuubey, gaar ahaan Suuqa Buulo Xuubey oo ganacsigii ay joojiyeen, halka qaar kale ay u soo dhaqaaqeen dhanka wadada Maka Al-Mukarama, iyaga oo tiro badan ayaana lagu arkay Isgoyska Soobe, KM4 ilaa iyo Dabka.
Dad goobjoogayaal ah oo arkay ciidamadan ayaa WARBAAHINTA u sheegay ciidanka inaysan wax dhibaato u geysan dadka shacabka ah, balse ay ahaayeen ciidan muujinaayay mushaar la’aanta haysata.
Ciidamadan Ayaan wax mushahara helin muddo dheer oo Xasan Sheekh fadhiyay meesha waxana lagu qanciyay waxoogaa mushahara oo lagu aamusiiyay.
Madaxweyne Farmaajo ayaa balanqaadey in at mishahar heli doonaan xilliga uu dhiso dawlada.





C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay