Deegaano ay ka mid tahay caasimada ARAABI ee ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa raxmadii Rabi u da’day maanta halkaas oo uu roobku biyo badan dhigey dadkuna ku diirsadeen.
Caasimada ARAABI iyo deegaanada ku hareersan ayaa noqdey goobtii u horeysay ee laga soo sheego raxmadan RABI u shubey dadkiisa diciifka ah ee u baahan had iyo jeer.
Dhamaan dhulka Soomaalida ayay haysay baar ba’an oo ay ugu weyntahay biyo la’aan. Ilaahay waxa aynu uga baryaynaa in uu ka dhigo mid soomaali oo dhan gaadha oo dhibaatada abaarta ka haysata ka dul qaada.
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay