Maydka Somalidii uu xasuuqay Sucuudigu oo farabadan ayaa in kale laga helay badda xilli dawlada Somalidu raadinayso magdhow. Waxa hadda la xaqiijay in helikobtarku u shaqaynaysay Sucuudiga.
Ilaa iyo Saddex qof oo Soomaali ah oo Meyd ah ayaa laga helay Xeebaha dalka Yaman waxaana la geeyay isbitaalka Xudeyda ee dalkaasi.
Waxa welli maqan dadka kale oo ay ku jirto hooyo iyo ilamheeda oo hadda aan la filayn in la helo.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay