31/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Argagixisada oo qarax ku xasuuqay shan qof bartamaha Muqdisho iyo tirada dhaawaca

Argagixisada ayaa qarax ku xasuuqay shan qof bartamaha Muqdisho iyo tirada dhaawaca oo aan la sheegin xilli ku dhow casar gaaban. Sida caadiga gaarigan argagixisadu isticmaashay ayaa qarxay.

Wararka hordhac ah ee aan helnay ayaa sheegaya in qaraxan oo loo adeegsaday gaari uu sababay dhimashada 5 qof iyo dhaawaca dad kale oo badan.



Qasaaraha ayaa intaas ka badan kara, maadaama wali aysan dhamaan tira koobida dadka waxyeeladu soo gaartay. Xasuuqa Muslimiinta ee argagixisada ayaa caadi iska noqdey.

Fiirso sawirada hoose:



 

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS