Axmed Madoobe oo ku baaqay in maamulka Somaliland loo fududeeyo dhinaca horumarka. Hogaamiyaha Jubba ayaa shegay in markey noqoto siyaasad loo daayo rageedii oo uu uga jeedo in aan loo wadin sida hadda wax u socdaan.
Dhinaca kale ayuu sheegay markey noqoto dhinaca horumarka loo fududeeyo. Axmed Madoobe ayaa hadalkan jeediyay mar u furey xarun farsamo oo wasaarada tacliinta sare leedahay laakiin ay maalgeliyeen reer Yurub.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay