19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir Obsiiye oo u hanjabay ajaanibta shaqooyinka ka haya Somaliland

Wasiirka shaqada maamulka Somaliland ee Maxamed Obsiiye oo u hanjabay ajaanibta shaqooyinka ka haya Somaliland. Maaha markii ugu horeysay ee uu soo hadal qaado ajaanibta shaqooyinka haysta.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS