November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Argagixisada shabaab oo suldaan u caleemo saaray sidey jecelyihiin qorina u dhiibey

Argagixisada shabaab ee xalaashatey dhiigeena ayaa suldaan u caleemo saaray sidey jecelyihiin deegaano ay qariyeen oo ku yaala Jubooyinka.


Suldaankan beesha Xawaadle ee Hawiye ayaa la gudoonsiiyay qori AK47 ah oo ka baxsan dhaqanka iyo diinta Islaamka ee suldaanada loo caleemo saaro.

 


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS