Argagixisada oo quraac ka dhigtey shan ruux oo dadkeena ah magaalada muqdisho. Maqaaxi laga cunteeyo oo ku taala kasoo horjeedka Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha iyo wasaarada Amniga oo lagu magacaabo Italian Coffee ayaa Waxaa ka dhacay qarax xoogan oo loo adeegsaday Gaari.
In ka badan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qaraxaasi waxaa jira dad kale oo dhaawac ah kuwaas oo loo qaaday goobaha Caafimaadka Muqdisho.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay