Ruushka ayaa ogaadey in argagixisadu sun ku weearatay dad shacaba ayagoo suntaas ku waday ciidanka Siiriya ee ka xoreynaya dalka iyo dadka Siiriya.
Idaacadaha reer galbeedka ee ku fashilmey burburinta iyo xukun ka tuurista dawlada Siiriya ayaa la jira argagixisada ka dhigey Siiriya dunida sadexaad.
Weerarkan ayaa ka dhacay gobol argagixisadu ka taliso oo dadku si xun ugu rafaadsan yihiin dawladuna rabto in dib u xoreyso si amar iyo kala dambeyn u soo noqoto.
Ruushka ayaa sheegay in diyaaradaha Siiriya goobta duqeeyeen laakiin iyagu ayna isticmaalin hub khatara oo argagixisadu haysato.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay