Argagixiso kaligood dhex lugeynayo magaalada Ceelbuur oo looga guurey. Magaalada Ceelbuur ee dhacda Bariga gobolka Galgaduud ayaa waxaa dhawaan ka baxay ciidanka Itoobiya.
Mudo sadax sano ah ayay gacanta ku hayeen ciidamada Itoobiya waxana dib u soo noqdey nolosha magaalada iyo baayacmushtarka
Magaalada Ceelbuur oo kamid aheyd magaalooyinka ugu dadka badan gobolka Galgaduud, waxana sadax sano kaddib ay u ekaatay meel aan ladagi jirin.
Meel argagixiso joogo ayaa ah meel duleysan oo noloshu ka guurto





C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay