12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beesha Siilaanyo oo xidhey caaqilka Muuse Biixi badmadow oo daraad u hanjabay

Beesha Siilaanyo ee haysa mamulka Hargeysa oo xidhey caaqilka Muuse Biixi badmadow oo daraad u hanjabay beeshooda sheegayna in ayna Hargeysa wada joogeyn.

Caaqil Badmadow ayaan la gaban hadalka waxase la iswaydiinayaa cida beesha Siilaanyo ah ee amartey xadhigiisa ayadoo beesha Muuse Biixi ka xumaatey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS