19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dadkii Sucuudigu ku xasuuqey badda cas ee Somalida ahaa oo wali ku jira talaagad

Dadkii Sucuudigu ku xasuuqey badda cas ee Somalida ahaa oo wali ku jira talaagad. Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay waxa ay ilaa hadda ka ogyihiin goor xeedho iyo fandhaal kala dhacay sheegayna in hal waalid kaliya la soo hadlay.



 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS