Fadeexad weyn iyo ergayga gaarka ah ee QM oo ku biirey waftigii Farmaajo ee tagey Imaaraadka. Daraad ayay ahayd markii madaxweyne Farmaajo tagey Imaaraadka.
Wararkii u dambeeyay ayaa sheegaya in ayna Jiri wax cad oo ka soo baxay wadahadalada oo wadahadalku balaadhan yahay. Imaaraadka ayaa ku jira dagaal diimeed ay ka wadaan Liibiya, Somaliya ilaa Ciraaq iyo Siiriya.
Ku biirista ergayga khaaska ee QM ee Somaliya Keating ayaa loo arkaa dawlad xumo xili ayna ahayn in uu soo farageliyo siyaasada guud ee dalka ee uu ku ekaado tan QM.
Dowladda Soomaaliya ayaa looga fadhiyaa inay faah faahiso safarka Madaxweynaha iyo kulamadii dhex maray Madaxweynaha iyo Imaaraadka Carabta.


C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay