November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweynihii hore ee Iraan Axmedinajad oo is diiwaangeliyay iyo qaylo ka soo yeertay Khumeyni

Madaxweynihii hore ee Iraan Axmedinajad oo is diiwaangeliyay iyo qaylo ka soo yeertay Khumeyni iyo Yuhuuda. Axmedinajad ayaa Khumeyni u sheeay in is diiwaangelintiisu ka soo horjeedo danaha qaranka.

 Axmedinajad ayaa xilligiisii uu hore u maray awooda nukliyeerka ee Iiraan iyo waliba dhisida ciidanka qaranka gaar ahaan dhinaca gantaalada, waxana ka qaylisay Yuhuuda oo rabtey in ay weerarto ayadoo isticmaaleysa hawada Sucuudiga.

Xulafada Yuhuuda, Sucuudiga iyo Maraykanka ayaa raba in Iiran hoos timaato waxase diidey dadka Iiraan iyo dawladooda oo ah dawlada adag samaysana hubkeeda iyo xataa diyaaradaha qaar.



Lama garan karo Axmedinajad oo laba jeer soo ahaa madaxweyne in loo ogolaan doono in uu isa soo sharaxo iyo in loo diidi doono. Haddii ay dhacdo waxa fursad helaya Trump iyo xulafadaas iskuna dayi doona in ay weeraraan inkastoo Ruushku ogolaan doonin.



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS