November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Maraykanka oo ku tijaabiyay argagixisada Daacish hubkiisa ugu culus oo culuyskiisu yahay 9800kg

Maraykanka ayaa sheegay in  ku tijaabiyay argagixisada Daacish hubkiisa ugu culus oo culuyskiisu yahay 9800kg. Hubkan ayay sheegeen in ay ku tuureen dalkaasi Afganistaan gaar ahaan gobolka Nangarhar.

Argagixisada Daacish ayaa khatar ku haysa wadamada Muslimiinta ayagoo si xun u jooga Siiriya iyo Woqooyiga Ciraaq taageero weyna ka hela Sucuudiga iyo xulafadiisa Carabta.


Hubkan ay ku tijaabiyeen argagixisada ayayna sheegin khasaaraha uu geystay ayadoo argagixisada lagu uyaqaan in ay ku dhex dhuuntaan daaraha dadkii lahaa ay ka qixiyeen sida Moosul, Raqqa iyo Xalab oo dhamaantoodba burburey.

Argagixisadu waxay iskugu soo ururtey miinooyin ay shacabka ku laayeen iyo ayagoo meelaha hoga ah ku dhumanaya ayu yiri sargaal u hadlay ciidanka Maraykanka.



Rashid Ceelaanyo

ARAABINEWS