08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Imaaraadku waa in ay dib u dhisaan dekeda Berbera haddii kale khasaare naguma ah: Geelle

Imaaraadku waa in ay dib u dhisaan dekeda Berbera haddii kale khasaare naguma ah. Madaxweynaha Jabuuti ayaa waraysi ku sheegay in dekedda Berbera halis ku hayn dhaqaalaha dalkiisa.



Waraysi dheer oo Af-Ingiriisi lagu turjumey ayuu ku sheegay in wali dekedda Berbera halis ku hayn dhaqaalihiisa oo at dhiman tahay wado dheer oo loo dhiso Berbera iyo Itoobiya oo ku kacaysa 400 oo milyan.

Imaaraadka ayaa sheegay in ay dekedda ku kharashgaraynayaa ilaa 430 milyan oo isugu jirta balaadhin dekedda Berbera iyo wadada Berbera iyo Itoobiya.



Madaxweyne Geelle ayaa sheegay in ayna welli taasi muuqan. Waxa dhinaca kale aan weli soo bixin wadahadal uu Farmaajo la yeeshay Imaaraadka oo aan la sheegin waxa ka soo baxay.

Waraysiga oo dhamaystiran ka eeg qaybta Af-Ingiriiska ee ARAABINEWS