14/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Sawirada xilwareejinta maamulka gobolka Banaadir oo si cajiiba u dhacdey

Sawirada xilwareejinta maamulka gobolka Banaadir oo si cajiiba u dhacdey. Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ayaa xilka kala wareegay gudoomiyihii hore. Munaasabada ayaa u dhacdey si cajiiba oo ka duwan kuwii hore u dhacayay.

Gudoomiye Taabid Cabdi Maxamed ayaa Xalay Xilkii Maamulka Gobolka Banaadir Si Rasmi Ah Ula Wareegay Waxaana Ka qeyb Galay Raiisul Wasaaraha Dalka Xasan Cali Kheyre iyo Madax Kale.

 





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS