13/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Trump oo hambalyeey guusha Erdogan ee aftidii dalkaasi

Trump ayaa hambalyeey guusha Erdogan ka gaadhey aftidii dalkaasi. Madaxweynaha Maraykanka oo isha ku haya xaalada Siiriya oo Erdogan taageero ururkiisa akhwaan Muslimiinta.

Ka sokow Trump waxa Edrogan u hambalyeeyay wadamo ay ka mid yihiin Jabuuti, Gini, Falastiinta siiba ururka Xamaas oo ay isku urur diimeed yihiin. Guusha Erdogan ayaa xasilooni gelinaysa dawlada dalkaasi.



Reer galbeedka oo neceb Erdogan ayaa ka qayliyay aftida kuna tilmaamay mid la weecsaday. Ruushka oo Erdogan isku halaynayay ayaa ka aamusey kadib markii Erdogan taageeray weerarkii Siiriya l;agu qaadey.



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS