November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Buur madow oo qarxiyay sir waligeedba la ogaa oo ah in beeshiisa dhexe xalaashadaan kursiga R/w hadii kale go,ayaan+MUUQAAL

WP_20150303_007Hargeysa–Buurmadow oo caaqil u ah Siilaanyo ayaa qarxiyay sir waligeedba la ogaa oo ah in beesha dhexe tirsanayso sadbursi ayna u hanwayntahay in ay xalaashato kursiga raiisal wasaaraha Somaliya. SNM ayaa sheegtay waqtiyo hore in ay u go,day maadaama ay kursi ka wayday dawlada Somaliya..hadda waxay joogtaa anagaa keenay midnimada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS