13/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Nin si toosa u duubey nin uu diley oo war laga soo saaray

Nin si toosa u duubey nin uu diley oo war laga soo saaray asagoo isticmaalaya aalada faysbuug ayaa war laga soo saaray. Dhacdadan foosha xun ayaa ka dhacdey dalkaasi Maraykanka. Ninka sida toosa u duubey dilka ayaa laguy magacaabaa Seve Stephans.

Booliiska dalkaasi Maraykanka magaalada Pennsylvania ayaa sheegay in ninkaasi la baacsaday kadib is diley. Ninkan ayaa dil foolxun u gaystey oday 74 jira oo uu hadana toos isaga duubey.



Qoyska odayga uu diley ayaa garwaaqsadey in uu waalan yahay waxayna sheegeen in ay cafiyeen uguna baaqeen in uu isa soo dhiibo wuxuu ka doortey in uu isdilo.

Sawirka hoose waa odayga uu diley

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS